Doorashadii Xubnaha Golaha shacabka ee ka socotay Ceelwaaq oo lagu kala baxay (Sawirro)

Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa maanta soo gebagebeeyey doorashada 16-kii kursi ee tiilay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Waxaa maanta la qabtay doorashada 5tii kursi ee ugu dambeysay, iyadoo 11 kale shalay lagu kala baxay, waxaana maanta gebagebada doorashan goob joog ka ahaa madaxweyne ku-xigeenka Koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo saaka halkaas gaaray. Shanta … Continue reading Doorashadii Xubnaha Golaha shacabka ee ka socotay Ceelwaaq oo lagu kala baxay (Sawirro)